Mid ka mid ah rag Mareykanku madaxoodu lacag dul dhigay oo lagu qabtay Kenya

Sida uu qoray wargeyska Nation ee ka soo baxa dalka Kenya Mid ka mid ah labadii nin ee baxsadka ahaa ee uu Mareykanku ku raadjoogay loona haystay ka ganacsiga daroogada iyo ugaarsiga duurjoogta ayaa la xiray. Badru Cabddicasiis Saalax ayaa laga soo qabtay deegaanka Liboi ee ismaamulka Garissa xili uu doonayay inuu u gudbo dhanka … Continue reading Mid ka mid ah rag Mareykanku madaxoodu lacag dul dhigay oo lagu qabtay Kenya